Soo hel Dhakhaatiirta
Ugu Wanaagsan Adigoo
Gurigaaga Jooga!
Ka tag raadinta aan dhammaadka lahayn ee dhakhtar wanaagsan dhaqtar.com
waxay kuu sahlaysaa in aad si degdeg ah u hesho dhakhaatiir khibrad leh oo ku
takhasusay cudurrada carruurta, indhaha, maqaarka, lafaha iyo kuwa kale oo badan.